«Om.fi Ku noqo bogii hore Suomeksi - På svenska - In english

Wasaaradda caddaaladda

Usoo dhawaansha la’aan
Etusivu

Usoo dhawaansha la’aan

Ujeedadda sharcigan usoo dhowaansha la’aantu waxay tahay in laga hortago oo la wanaajiyo si aysan u imaan arbshaad aan wanaagsaneyn. Macnaha usoo dhowaansha la’aantu waa, in qofka naftiisa, caafimaadkiisa, xoriyadiisa ama amaankiisa si loo sugo in laga mamnuuco inuu qofka markaa loo arko inuu intiisaas wax u dhimayo in laga siiyo usoo dhowaansha la’aan. Usoo dhowaansha la’aanta. Waa lagu xukumi karaa xitaa usoo dhowaansho la’aan markaa kuwo kuwada noolaa isku guri markii ka mamnuucaas lagu badbaadinayo mid kamid ah.

La cusbooneysiiyey 23.11.2012
Wasaaradda cadaaladda

 
Bilowga boga |